Maamul dukaan adiga kuu gaar ah

Weligaa ma ku riyootay inaad maamusho ganacsi aad leedahay?

Markaad fracnhise-qaate noo tahay, waxaad maamuli kartaa dukaankaaga 7-Eleven ama Pressbyrån ee kuu gaarka ah. Waxaannu kaa caawineynaa in aad dejiso, waxaanan kugu taageeri doonnaa wax kasta oo aad u baahan tahay. Waxa kale oo aad marin u heli doontaa shabakaddayada ballaadhan ee franchise-qaatayaasha ah oo aad isku weydaarsan kartaan khibradaha iyo casharrada la bartay. 

Waxaannu bixinnaa shaqo kala duwan, halkaas oo iskaashiga iyo iibintu ay fure u yihiin, had iyo jeerna macaamiisha diiradda la saarayo.