Waxaannu nahay shirkadda Reitan Convenience ee Sweden

Who are we?
Waxay u badan tahay in aad qaab uun xidhiidh noola yeelatay dhinaca meheradahayaga Pressbyrån, 7-Eleven, iyo PBX. Maalin walba, ilaa 350,000 qof ayaa soo booqda mid ka mid ah 400 ee dukaan ee dalka ku yaal.
Nagu saabsan
3magac shirkadeed
400oo dukaan
350 000oo soo booqda maalin kasta